U gudub nuxurka bogga
SABAAD

astaan1

Magac Dheddig
Naxwe-aamo, m.l
Xaraf ASubg AS6 xar
1

Summad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hubi in ay sanbabada ku beegani ay dhaq-dhaqaaqayso iyo inkale, haddii aad arki weydo wax astaan neefsi ah, u rog qofka dhinac oo dhabarka kaga garaac baabacooyinka gacmahaaga, si aad u furfurto xannibaadaha dhuumihii neefsiga.

”
“

Sidoo kale waxaa jira sanamyo la dhiso kuwaas oo astaan iyo calaamad u ah magaalo, deegaan, shirkad ama urur.

”
“

- Xisbi/urur wuxuu isticmaalayaa astaan keliya markuu soo bandhigayo musharaxiinta heerka deegaanka ama madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-aamo, m.l

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
astaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan