U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiraal

Magac Lab
Xaraf QSubg QI6 xar
1

Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Burco aad ayey u wanaagsantahay waxbarashada balse waxa siweyn loo eedeynayaa wasaarada waxbarasahada oo dadka markaad weydiiso Waxbarasahda gaarka ah iyo Xukuumada tee baa fiican waxa qiraal ah inay tan gaarka ahi aad uga horeyso ta kale.

”
β€œ

Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh.

”
β€œ

Erayga hore wuxuu qiraal u yahay Jiritaanka dalka Somaliland ka hor 1dii July 1960kii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q Β· QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiraal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan