U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tee1

Magacuyaal Weyddiimeed
Naxwekuwee, w
Xaraf TSubg TE3 xar1 Tusaale
1

.dh Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. "Waa tee midda hadlaysa imminka?". tee2 (-tee) dk.we.dh Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. .

Tusaalooyin

“

Fartee baa kula qurxoon?

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Safiirka dowladda Ingiriiska ee Golaha Ammaanka Emyr Jones Parry, ayaa is weydiiyay: Nabadda ka jirta Soomaaliya ee la ilaalinayaa waa tee?, isaga oo meesha ka saaray ciidamo qasab nabadda ku soo celiya in Soomaaliya loo diro.

”
“

Allaha u naxariis tee Abwan Sicid Moxamuud Siyad (gacamey) wuxuu ku dhintay magaalada jilib ee gobolka jubada hoose sanad kii 1992 kii kadib markii niman dableey ah eey si gaadmo ah xabado ugu fureen baabuur kiisii.

”
“

Burco aad ayey u wanaagsantahay waxbarashada balse waxa siweyn loo eedeynayaa wasaarada waxbarasahada oo dadka markaad weydiiso Waxbarasahda gaarka ah iyo Xukuumada tee baa fiican waxa qiraal ah inay tan gaarka ahi aad uga horeyso ta kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Weyddiimeed (mu.we)

Isrogrog

kuwee, w

Xarafka

T · TE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan