U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iskuul

Magac Lab
Xaraf ISubg IS6 xar
1

ld iskool. iskuwąa m.l Laba waxyaabood oo isku waqti noolaa

Tusaale Dheeraad ah3

“

SOS waxay sidoo kale sheegtay in ciidamada DF ay qabteen 4 ka mid ah macalimiin ajnabi ah oo wax ka dhiga iskuul ay xaruntu maamusho oo ku yaala agagaarka garoonka Muqdisho; iyadoo macalimiinta oo Kenyan ah loo hanjabay.

”
“

Sidiisii ayuu ahaanayaa, iskuul hoy ah (boarding) ayuu ahaan, markaa ardayda gelaysaana waxay noqonaysaa arday lixda gobol ee Somaliland ka kooban tahay si siman loogu qaybiyo.

”
“

Warbixintii Madaxa Hey'adda Misco Madaxa Hey'adda Mercy Corps Cabduqaadir Maxamed oo ka waramey mashruuca hay'addiisu fulisey ayuu sheegey in 30 iskuul hay'addu ay Dhisme iyo Dayactir ku sameysay gudaha Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iskuul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan