U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wareego1

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Xoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama yaqaan sida xaalku ku danbeyn doono marka la eego labada dhinac oo xiligaan ku mashquulsan isu hub urursi iyo diyaar garowgii ugu danbeeyay oo dhinac kastaahi ku doonayo inuu Deegaankaasi la wareego oo kooxda klana uu xoog kaga saaro deegaankaasi.

”
“

Waa markii labaad oo lagala wareego maamulka Gobolka Shabeellada dhexe gacan ku haynta degmadaas in ka yar 15-casho, iyadoo dhawaanahan ay ka digeen xubnaha maamulkaas xoogagga hubeysan oo isku urursanaya qaybo ka tirsan Gobolkaas.

”
“

"Hadii aan diidno in dalka la geliyo xaalad deg-deg ah waxaa imaanaysa in dalka oo dhan lala wareego, wixii yimaadana baarlamaanka Somalia ayaa mas'uul ka ah, haddii aad mas'uuliyadaas qaadi kartiin diida, hadii kalena ansixiya" ayuu Qanyare yiri.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wareego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan