U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qosli

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Ka q.: cid qosol ka keenid.

2

Ka q.: cid ka farxin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Bal hadduu mar qudhaata, qalbigayga aqoonta, Qorof waabay mugwayntee qudhudhuc ka waraabsho, Sida Qoyska baxrayn baan qaa’idii odhanlaa, Maalintuu qosli waayo, ama uu qabri aado, Qaadir baa I abuuree, qayd cad baan xidhan laa.

”
“

Waxaa looga eryaa diintuu ku kaftamaa, dadkana kaga qosli yidhaah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qosli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD