U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qayd

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf QSubg QA4 xar
1

Dhul cabbirid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal hadduu mar qudhaata, qalbigayga aqoonta, Qorof waabay mugwayntee qudhudhuc ka waraabsho, Sida Qoyska baxrayn baan qaa’idii odhanlaa, Maalintuu qosli waayo, ama uu qabri aado, Qaadir baa I abuuree, qayd cad baan xidhan laa.

”
“

Dhinaca kale, magaalada Muqdisho, waxaa maanta baroordiiq ka sameeyay koox haween ah oo ku dhawaaqay urur ay ugu magacdareen Hanad, iyadoo Qayd Cad uu madaxa ugu xiran yahay ayay codsadeen in dagaalada la joojiyo.

”
“

Nin kale ayaa isna yidhi “Inan madaw oo xidhan maro saddex-qayd ah”, taas oo uu muujinaysa inaanu ninka sidaa yidhi gabadh madaw oo xidhan maro ka mid ah maryihii hiddaha iyo dhaqanka aanu cidna ku doorsanayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qayd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD