Skip to main content
SABAAD

quraanjo

Magac Dheddig
Naxwefurnay
Xaraf QSubg QU8 xar
1

.u,

Ereyada La Xidhiidha

quraanyo. e) Qaar ka mid ah eryada isku midka ah oo dhigaalkoodu uu kala yara duwanyahay ayaa ogaal ahaan ama ulakac looga tagaymaadaama aanay wax faa'ida ah ku soo kordhinaynin qaamuska culays mooyee. Labada erey ee isku midka ah oo labadoodaba caadi ahaan la adeegsado mid uun baa laga doortaykaasoo inta badan qoraal ahaan adeegsigiisu badanyahay. Ereyadaas labada dhawaaq ee kala duwan leh waxaa ka mid ah kuwa kala leh xarfahan kala duwan ee soo socda: -rn- -i/a/y+snaa (ducaysnaa) -ln- (dilney) -a- (hawl) -a- (gabar) q- (qalad) -ng- (hingo) -iy- (u kaadiyey) -r- (ma jirto) -ey (erey) -ay (kariyay) XII -rr- (furray) -i/a/y+sanaa (ducaysanaa) -ll- (dilley) -o- (howl) -e- (geber) kh- (khalad) -gg- (higgo) -sh- (u kaadshay) -dh- (ma jidho) -ay (eray) -ey (kariyey) Ereyada leh xarfaha ku taxan safka bidixoon tusaale ahaan u soo qaadannay ereyo qaarkoodayaa ah kuwa ku qoran qaamuuskanxarfaha taxanaha kale ee midig waa kuwa la midka ah ee aan ku xusnayn halkan. Taas waxay la micna tahayhaddii aan tusaale ahaan u soo qaadannoin erey kasta ee ka mid ah qaamuuskan oo xarfihiisa ka mid ah -rn oo isku xigaanwaxaa suurtaggal ah in uu jiro erey la mid ah oo labadaa xaraf ka dhigaya qaabkan - rr. Labada cod ee ugu dameeya ey iyo ay waa la wada adeegsaday inkastoo labadooduba ay leeyihiin kuwa u dhigma oo la midka ah: ay iyo ey. Arrintan go'aankeeda waxaan qaadannay kaddib markii aan la tashannay odayaashii soomaaliyeed ee gacanta weyn naga siiyey diyaarinta qaamuuskan. 3. Sifaynta erey naxweydyada kala duwan Halkan waxaan ku xusaynaa oo keliya magacyada erey naxweydyada ugu muhimsanlaakiin qaybta "Naxwaha af-soomaaliga oo kooban" ayaan si faahfaahsan oo tusalooyin leh ugu qaadaadhignay. In kastoo magacyada ereyada naxweed oo dhan iyo qaabkooda la soo gaabiyay ay ku xusanyihiin meel gaar ahwaa kuwan qaarkood: magac (magac labmagac dheddig)fal (fal-gudbefal-magudbefal-labagudbe)magacuyaalmagac faleedmagac khabareedtilmaamequrub (diiradeeyexiriiriyehoryaale iwm). Waxaa halkan laga dareemayaa in sifadu ay ka maqantahay taxanaha magacyada erey naxweedyada kor ku xusan. Sida aqoonyahanka Adrzejewski uu ku taliyaywaxaanu ka dhignay ereyada sida: weynyar iwm koox faleed gaar ah oo ka baxsan kuwa caadiga ahwaxaanna ku magacaabnay kooxda isrogrogga IV ama fal-sifo. Arrintaanna bib baan uga faalloon doonnaa. 3.1 Falalka Ereyada falka looma qorin qaabka ay soomaalidu caada ahaan u adeegsato sida cunidkarinbarasho iwmlaakiin qaabka fal amarka ayuu u muuqdaa sida cunkaribaroqaabkaasoo ah salka falkaahna qaybta asalka ah oo lagu kabo lifaaqyada muujinaya amminka (tense)xaaladda (mood) iwm. Qaabkani waa nidaamka ay aad u adeegsadaan cilmi-afeedyahannada ku xeeldheer baarista af-soomaaliga iyo xitaa kuwa baara afafka kale ee Kushitigga. Ereyga falka agtiisafasiraadda micnaha ka horewaxaa laba bil dhexdooda ku qoran falkaas lifaaqiisa qofka 3d ee kelida ee lab iyo dheddig *ahamminkiisuna yahay qaab tagto habkeeda ebyoon. Tus. XIII

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

furnay

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quraanjo - sawirka la wadaagga

La Wadaag