U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiriiriye1

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf XSubg XI9 xar
1

Qof barnaamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm dadka la socodsiiya.

2

Wax isku xira laba shay ama ka badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulanka waxaa xiriiriye ka ahaa David Stephen oo horay u ahaa Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya gaar ahaan xiligii shirkii Carta uu uu socdeey ee sanadkii 2000.

”
“

Sheekh Yaasiin Cabdulahi oo xiriiriye u ah gudigaan ayaa saxaafada u sheegey in raashinkaan ay dadkaan ugu deeqeen dad ku nool wadanka gudihiisa iyo dibadiisa.

”
“

Shirkaan oo uu xiriiriye ka ahaa Afayeenka Jaaliyada Puntland Ciiro Ahmed Xassan (Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiriiriye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan