U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quudin

Magac Fal
Xaraf QSubg QU6 xar
1

.dh quudi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shaqaalahaan dhoofay ayaa waxay ahayeen kuwo ka shaqeynayay howlo samafalka oo isugu jiray caafimaad iyo quudin, waxayna sheegeen inay dib ugu soo laabanayaan Bu'aale, marka ay dareemaan xaalado ammaan oo la isku halleyn karo.

”
“

Adam oo booqday Xeryaha Qaxootiga kacdoonka ka soo horjeedka qabyaaladda ayaa booqday dhawaan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya halkaas oo kusoo arkeen dadka faraha badan oo gaajo awgeed uga soo cararay xeryaha qaxootiga ee Dhadaab si ay quudin ugu helaan.

”
“

Yaa quudin jiray bisadan indhaha la’ Nin ayaa dhaqday bisad uu maalin walba cunto u keeni jiray si ay uga kaaftoonto cuntada dadka guriga joogaa isticmaalayaan, laakiin wuxuu ka kari waayey inay xado cuntada guriga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quudin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan