U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaajo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar ayaa misna yidhi, annigana Ilaah ayaan ku dhaartaye gaajo daran waxaan ka ahayn ima soo saarin.

”
“

Waxay safaradaan halista ah la degeen nolol badan waxayna kuwa nasiibka leh ee soo gaaro Yaman sheegayaan sheekooyin xanuun badan leh oo ah haraad xad-dhaaf ah, gaajo iyo daal.

”
“

Dadkana waxay u dhamaanayaan gaajo iyo cuduro howlaha gargaarkuna waa mid si weyn u xadidan shaqaalaha gargaarkuna waxay u baahan yihiin amaanka iyo nabad gelyada ay la imanayaan ciidamada shishiyeeyaha ah ee dalka laga filayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaajo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan