U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Dulqaad.

2

(-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaanse ku soo koobayaa in loo baahan yahay sabar badan waayo in bulsho dhan la jiheeyo, islamarkaasna adduun-weynaha laga dhaadhiciyo qadiyadda Soomaalidu ma ahan arrin sahlan.

”
“

Allaha u naxariisto Marxuumkaasi Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo.

”
“

Haddii la qaado dariiq kale oo sax ah, sabar badan loo yeesho, deg-degta, xamaaska iyo xoog adeegsiga meesha laga saaro, waxaa laga yaabaa in la helo wadiiqo suuragal ka dhigta hiraalkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan