U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sabti

Magac Lab
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Maalinta jimcada iyo axadda u dhexeysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha DF ayaa safarkiisa uu imaanayaa iyadoo uu jiro khilaaf kala dhexeeya ra'iisul wasaarihiisa, kaasoo looga yeeray baarlamaanka berri oo sabti ah, si uu kalsooni u weydiisto.

”
“

Baraf Xannibay Bariga Maraykanka Malaayiin Maraykan ah ayaa maanta oo Sabti ah waxa xannibay baraf dabeylo wata oo ka da'aya gobollada Bari ee Maraykanka. 11 qof ayaa dhintay, waxaana koronto la'aan noqday kumannaan kun oo dad ah.

”
“

Kulankaas habeenimadii Sabti ee 4-tii bishan October ka dhacay jaamacadda George Washington ee xarunta Maraykanka Waxaa soo agaasimay ururka Saaxiibtinimada Somaliland iyo Maraykanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sabti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan