U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koronto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf KSubg KO7 xar
1

Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.

2

Danabka lafteeda. kor-ood m.l Meel beerta dhinaceeda laga oodo oo xoolaha la daaqsado marka jiilaal la gaaro; oodan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabi ahaan ma shaqeynayn systemkii korontada, Pannelka Furayaash, Fiilooyinka hoos mara Dhulka Hoose, Baalayaashii Nalalkana waxay noqdeen kuwa daxaleystay oo burburay waxaana la dhihi karay ma jirin koronto ay Dekeddi ku shaqeyn karto.

”
“

Waxaa la saadaalin in ay sii badato dhimashada dadka iyada oo ay ugu wacan tahay dabaysha oo la aaminsan yahay in ay sii xoogayasnayso iyo Koronto la’aan ka jirta gobolada qaarkood.

”
“

Baraf Xannibay Bariga Maraykanka Malaayiin Maraykan ah ayaa maanta oo Sabti ah waxa xannibay baraf dabeylo wata oo ka da'aya gobollada Bari ee Maraykanka. 11 qof ayaa dhintay, waxaana koronto la'aan noqday kumannaan kun oo dad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koronto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan