U gudub nuxurka bogga
SABAAD

salfar

Magac Lab
Naxwekiim.Kimisteri
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay atamka culayskiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado. sallax-barafeed salfiyuurik-asiidh m.dh (kiim.) (H2SO4) Hoor saliidda u eg oo midablaawe ah, laguna diyaariyo habka kulanka.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Ogsajiin ( ), Salfar ( ), Seleniyaam ( Se ), Teluriyaam ( Te ), Boloniyaam ( Po ) iyo Lifermoriyaam ( Lv ).

”
“

Kabriidka madaxiisa sare wuxuu ka sameeysan yahay isku dhis kimikooyin ooy ka mid tahay Salfar taas oo lagu xoqo warqada taraqa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kiim.

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
salfar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan