U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoqo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-qday, -qatay
Xaraf XSubg XO4 xar
1

Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Geedka baarka xajmigiisa iyo laamihiisa marka la xoqo waxaa ka soo baxa dheecaan u eg midabka caanaha oo dhadhankooda macyahay marka ay cusubyihiin.

”
β€œ

Hal dhinac oo firida taraqa ah ayaa leh kimiko marka lagu xoqo warqada kuleyl noqota ka dibna dab biloowda.

”
β€œ

Kabriidka madaxiisa sare wuxuu ka sameeysan yahay isku dhis kimikooyin ooy ka mid tahay Salfar taas oo lagu xoqo warqada taraqa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-qday, -qatay

Xarafka

X Β· XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan