1
Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Qoodhay iyo xeraday, haddii la akhriyay ayuu ii akhriyay mid ka midda ingiriisi-yaqaanadii indhaha kal dhergay, waxa ku qornaa “Biritayn bixisay aqoonsi, jiitin, goobaabin, joogsi, Boqorad sawiran, biciid lagu reebay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B · BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
