U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxiix1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Diin: Rasuulku (Sallallaahu calayhi wasallam) waxa uu xadiis saxiix ah ku yiri: (Naag waxa loo guursadaa maalkeeda, quruxdeeda, sharafteeda iyo diinteeda, ee ta diinta leh gaar gacmaha ciid gashee).

”
“

Hadalkaygu waa Aayad Quraan iyo Xaddiis saxiix ah.

”
“

”Hay’ad kasta hadda ka ddib deegaanada Puntland kama fulin doonto mashruuc aysan wasaarada qorshayntu ogayn islamarkaasna aysan saxiix ku lahayn furitaankiisa” ayuu yiri agaasimaha guud ee qorshaynta Faysal Siciid Muuse.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxiix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan