U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aayad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf ASubg AA5 xar
1

Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi.

2

Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aayad kasta iyo xadiis walba oo xumaanta qabyaaladda tilmaamaya kumanyaal goor ayuu qofka soomaaliyeed maqlay, sidaas darteed wuu caadaystey oo dhiillo cusub gelin mayso.

”
“

Bisha Soon waxaa loogu magac daray bishii qur’aanka, taasoo macnaheedu tahay in qur’aanka la soo dejiyay bil Ramadaan., sida ku cad aayad qur’aan ah.

”
“

Markaas ayaa Wasiirkiisii la oran jiray Yaxya bin Khaalid Al Barmaki, ku yiri: "Amiirkii Mu'miniintow, ha dumin dhismo Aayad iyo calamaad Islaamka ah".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan