U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxiixan

Fal Magu (4)
Naxwe-xnaa, -xnayd
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Wax la saxiixay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa iska leh qoraaka kor ku saxiixan.

”
“

Sarkaalkan u hadlay xafiiska Zenawi ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan ONLF ay muddo dheer kawada shaqeynayeen sidii ay u kala saxiixan lahaayeen heshiis lagu joojinayo xabada iyo dhiiga ku daadanaya gobola bariga Ethiopia ku yaala ee ay Somalidu dagto.

”
“

Waxaana baaqaan ku saxiixan, Isimadii fadhiyey Tukaraq iyo Guddiga abaabulka iyo kormeerka ee beesha SSC.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-xnaa, -xnayd

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxiixan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD