Tusaale Dheeraad ah3
β
Midda shanaad: Shuhaddadana waxaa soo galaya qofkii u dhinta cudurka Daacuunka waa shahiid, qofkii u dhinta xanuunka caloosha waa shahiid, qofkii badda liqda waa shahiid iyo qofkii ku dhinta meel uu ku jiray oo ku dunta waa shahiid.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
SH Β· SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
