U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaqee

Fal Magu (2)
Naxwe-qeeyay, -qaysay
Xaraf SHSubg SHA6 xar
1

Qof shaqo qabasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marna waxay noqotaa "si" sida: Shaqee si aad u soosaarato nololmaalmeedkaada (اعمل لعلك تكسب قوتك).

”
“

"Saxaafada waa in loo madaxbaneeyo howlaheeda, waayo tani waxay u muuqataa mid lagu aamusinayo, wax cagliga geli karana ma ahan in la yiraahdo waxa aan anigu doonayno sheega, ama qaabkii aan doonayno u shaqee" ayuu yiri Bilaal.

”
“

Sida ugu dhaqsaha badan uga shaqee in ciidanka Itoobiya laga saaro Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-qeeyay, -qaysay

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaqee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD