U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf SHSubg SHI5 xar
1

Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/weli Maxamed Cali Gaas ugu dambeyn wuxuu sheegay in dowladda Kenya iyo Soomaaliya ay sameyn doonaan guddi wadajir ah oo howlgallada daba-gal ku sameeya, kuwaasoo uu xusay inay ku shiri doonaan Muqdisho iyo Nairobi.

”
“

Sidoo kale waxaa ay Musharaxiinta ka hadleen ciidamada nabadgelyada ee dhawaan soo gaaray xarunta Puntland ee Garoowe, ciidamadaasi oo ay sheegeen in aysan ka war qabin, balse ay kala shiri doonaan mas'uulka loo xilsaaray amaanka magaalada Garoowe.

”
“

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in marka laga baxo munaasabada Ciida kadib Xildhibanada Barlamanka ka shiri doonan ajandaha u yaala kaas oo ah khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan