U gudub nuxurka bogga
SABAAD

show

Magac Fal Wadareed
Xaraf SHSubg SHO4 xar
La Mid AhsowMagac Fal Wadareed
1

Armaa, billaa, malaha.

Tusaale
“

Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa layidhi marka indha gardarani ooyaan kuwa garle-na maxaad mooday" waxan layaabaa marka kulmiye komishanka wax ka sheegto show horaa loo yidhi indhoole ma laqanyoodo.

”
“

Walee ama laba Nuux ku soo kor ama Civil Centre-kii agtiisa, illayn show maakhirnimada iyo qodaalnimadu ma fasakhmaan.

”
“

Show waxa jira dad aan loo dhawaan karayn oo hadii la soo hadal qaado dawlad- nimadaba loo baabiinayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal Wadareed (fk.we)

Xarafka

SH · SHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
show - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan