U gudub nuxurka bogga
SABAAD

seed1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SE4 xar
1

Sooh adag, cad oo muruqyada madaxooda ku yaal isuna haya muruqyada iyo lafaha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Billaba ku maqaadan ee siddeed iyo toban jir hadda uun jidhkeedu bislaaday oo aannu seed ku celisa lahayn ayuu bogga ka galay oo uu isku ceshaday.

”
“

Intaa ka dib waxa halkaa ka hadlay duqii hore ee Gabiley Muxumed Geelle Seed, isaga oo ka waramay waxqabadkiisii muddadii uu xilka hayay, isaga oo sheegay inuu qabtay mashaariic badan.

”
“

Waxgaradka deegaanka iyo dadweynaha ayaa falkaasi lagu dilay Mursal Aadan Seed ay ka xumaadeen iyagoo sheegay in uu ahaa nin si weyn looga yaqaan magaalada Gaalkacyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
seed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan