U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Jawaabtii bay ahayde wuxuu ku yidhi β€œ waxaan filayaa inaad jawaabtii oo waafiya ii siddo?”

”
β€œ

Shimbir walba waxay sidday saddex dhagax: mid ay afka ku siddo iyo labo ay labada lugood ku kala siddo.

”
β€œ

Wasiirka waxa uu sidoo kale ka hadlay arrimaha u gurmashada doonida ku caarisey xeebaha Boosaaso ee la sheegay inay siddo shixnad ganacsi oo lagu qiyaasay inay ku kaceyso illaa iyo 7 milyan oo doollar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD