U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sooryo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SO6 xar
1

Cunto la siiyo dad marti ah.

2

Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Haweenka Arabsiyo ayaa kulankaas ku soo bandhigay sooryo raashin laga sameeyay dalagyada ka baxa dalkeena, caano, hilib, iyo subag oo dhammaantood ah waxsoo-saarka degaanka Arabsiyo ee degmada Gebilay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sooryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan