U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.

2

Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay sida goob joogayaal sheegayaan dhul maran mana jirto ilaa hadda wax qasaare ah oo halkaasi ka dhacey.

”
β€œ

Xukuumada Jabuuti ayaa durba ka jawaabtay eedeyntaas iyadoo ku tilmaantay mid maran oo ay Eritrea ku doonayso inay isaga weeciso walaaca caalamka ee ku aadan taageerada Asmara ay siiso Islaamiyiinta Somalia.

”
β€œ

Tusaale ahaan; waxa bishii April, 2003 heshiis lala galay shirkadda ROVA Energy oo ay isku maran yihiin shirkad kale oo isku sheegtay Ophir Energy.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan