U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tababbaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf TSubg TA10 xar
1

Nafley wax la tababbaray ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciidanka cirka, kan dabbaabadaha, dam demiska iyo booliiska iyo dhallinyarada sida ciidanka u tababbaran ayaa intuba salaan halkaa ku bixiyay.

”
“

Waxaannu u baahan nahay shaqaale xiisaynaya laantan shaqada iyo weliba horumarinteeda, taasoo ah sababta aannu aad ugu faraxsan nahay in aannu keenanno shaqaale muhaajiriin ah oo tababbaran oo barbar socda xirfadleyaashayada Finnishka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tababbaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan