U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dam

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA3 xar
1

D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa.

2

D. ka sii: wax burburin; wax seexin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qiyaasta dhagoolnimada ee dadka waxaa loo qeybiyaa sadex: dhegoculeys yar, mid dhexe iyo dhago la'aan dam ah - qof aan waxba maqli karin.

”
“

Gudcur dam-daguuganina sida bustaha ayuu ugu hullaabnaa.

”
“

Dhanka hore kala badh ayaa muraayadda qarsoon, dhinaca dambe se waa agaraa dam.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dam - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan