U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tacshiirad

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA10 xar
1

Rasaas koox dad ahi hal mar wada ridaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qarax iyo tacshiirad sababtay dhimashada hal askari isal markaana dhaawacdey sadex qof ayaa maanta ka dhacey saldhiga Booliska degmada Hodan.

”
“

Dhoobley (AllPuntland) - Kooxo Hubeysan ayaa tacshiirad huwiyay dad ku xoonsanaa maqaaxi lagu dhageysanayay Rikoor shidnaa oo ku yaal Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

”
“

UFEYN: Tacshiirad sababtay Dhaawac iyo Dhimasho oo xalay ka dhacday Tuulada kobdhexaad ee G/Bari.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tacshiirad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan