U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rikoor

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf RSubg RI6 xar
1

Qalab codka duuba, oo ku shaqeeya koronto ama bateriyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

UEFA waxa ay sheegtay in rikoor shan milyan iyo 300 oo codad ah in lagu dhiibtay website-ka UEFA www.uefa.com, waana boqolkiiba 20 in ka badan sannadkii hore, iyadoo sideed ciyaaryahan oo ka mid ah kooxda sannadka UEFA ay ka ciyaaraan La Liga.

”
“

Dhoobley (AllPuntland) - Kooxo Hubeysan ayaa tacshiirad huwiyay dad ku xoonsanaa maqaaxi lagu dhageysanayay Rikoor shidnaa oo ku yaal Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

”
“

Dhoobley: Ilaa 3 ruux oo u geeriyooday muran ka dhashay daminta Rikoor lagu dhageysanayay Maqaaxi ku taal Degmada Dhoobley.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rikoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan