U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tahniyad

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA8 xar
1

Hadallo qof wax uu ku farxo helay loo jeediyo; hambalyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Anagoo kala ah Reer Yusuf Ismaaciil iyo Reer Xasan-Mire Faarax waxaanu tahniyad iyo bogaadin u diraynaa Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muse iyo Haweeya Siciid Daahir oo dhawaan ku aqal-galay magaalada Nashville ee dalka Maraykanka.

”
β€œ

Bahda Garowe Online ayaa sidoo kale tahniyad u direysa arooska iyo aroosada waxaanu leenaha noqda kuwii isku raaga iskuna kheyra.

”
β€œ

Munaasabada ayaa waxaa si rasmi ah uga maqanaa Gudoomiyaha Barlamanka balse yimid xilli dambe Mataxtoyada isaga oo Madaxweynaha u gudbiyay tahniyad ku aadan sanduugarada ka soo wareegtay caleemo saarkiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tahniyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan