1
2
Hadalka taleefoonka la isku gaarsiiyo.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Cashaa Cabdalle ayaa warsidahaan u shegtey in shalay galab loo soo direy taleefan loogu hanjabyo tasoo la xiriirta howlaha guddi ay kamid yahay wadaan.
ββ
"Daqiiqado kadib ayaa Taleefan leygugu soo sheegay Salaadii cishaha kadib wixii gurigeyga ka dhacay" ayuu yiri Cabaas Maxamed Xaaji oo sheegay in xiligaasi uu ku maqnaa Salaada cishaha.
ββ
Xildhibaanada oo taleefan kula hadshay warsidaha Garowe Online ayaa u sheegtey in weerarkaan ku xiriirineysa howlaha baarista guddiga dhaqaalaha wadaan.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
T Β· TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
