U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tartiib

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Degdeg la'aan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caano Kaaga Danbeeye, Ciil Kaaga Danbee Qiso ku saabsan xusuusta waayihii la soo maray Iyadoo ay xaaladdu sidaa tahay, xiisadduna ay cirka isku sii shareertay, ayaa gigta iyo gariir meel fog ka dhacaya la maqlay, kaas oo si tartiib ah u soo dhawaanayay.

”
“

Ciidamadii Maxaamiimta Islaamiga ahaa ee halkaasi fariisinka ku lahaa ayaa ilaa hada waxay ku jiraan feejignaan dheeraad ah isku socodkii dadkuna tartiib tartiib ayuu ku biloway iyadoo cabsi badani ka muqato.

”
“

Si tartiib ah ayey diirimaad u noqotey, barafkiina wuu dhalaaley, dadkii ugu horeeyeyna waxey 11000 sanno kahor soo dulmareen barafka iyaga oo ka jimi Jarmalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tartiib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan