U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tillaabo

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TI8 xar
La Mid AhtallaaboMagac Dheddig
1

Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.

2

T. qaad: arrin wax ka qabasho.

3

(fk) T.t.: tartiib tartiib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa la isku hayaa waa ma qarxi doonaa mise si habeeysan oo tillaabo tillaabo ah ayuu isu beddeli doonaa.

”
“

Arintaas oo ay Niciimo ku tilmaantay tillaabo horukac leh oo lagu farxo.

”
“

Laakiin tillaabo walbaa waxay wadataa halis iyo fursad u gaar ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tillaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan