Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi. 2.
Waxaa halhays u ah kuwaas inuusan soo magacaabin Wasiir kowaad oo Puntland ka soo jeeda.
Wuxuu ku xisaabtamaa halhays si xun uu u adeegsado oo odhanaya: “ khayrba ha falin shar kuuma yimaadee”.
Marka uu marqaamo waxaa halhays u ah: “maalintaan tamar hayey talo rna hayn, maantoon talo hayana tamar ma hayo!"
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag