Tusaale Dheeraad ah3
“
Haddaba in su’aalo la iska waydiiyo jihaadka iyo halganka aynu maanta u baahannahay ayaa ah arrin gar ah oo awoodeenna maskaxeed aan ku tijaabin karno.
”“
Soo noqodka Tuur ma waxaanu u turjumana cahdi labaad mise Mudanayaal waxaad kaga dhigteen Hanti wadaagii siyaad barre kuwii ugu xukunka adkaaba waa kuwano madaxda noqda eh markan waa markii la tijaabin lahaa gacanta aamin darrada?
”“
Reer Somaliland waxay ku hoos noolaayeen 21 sano talis kaligii taliya ah sanadahaas oo dhan reer Somaliland iyo Soomaaliya marna may tijaabin xisbiyada badan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
T · TI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
