U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cahdi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Ballan adag oo lagu heshiiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba qormadeenan waxa keli ah ee aynu ku eegaynaa waa is bar-bar dhigga saddexdaa cahdi iyo xukuumadihii soo maray tayadooda iyo tamartooda.

”
“

Geelle, waa odaygii inanta laga guursadaye, iyo Fu’aad oo ay Bilis habro wadaag ahaayeen ayaa talo iyo cahdi meel wada dhigtay.

”
“

Jawaabto waa maya, waxaana saldhig u ah raggaan burcad dhuleed u badan oo aan lahayn karti cahdi lagu fuliyo iyo dareenka coleyska goa’nadii shirarka ka soo baxayey toona.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cahdi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan