U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tobnaad

Magac Lab
Xaraf TSubg TO7 xar
1

.t.j

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekh Albaani wuxuu dhintey maalin sabti ah bishuna ahayd Jumaadil-aakhira 22kii sanadkii 1420 H oo ku beegnayd labadii bishii tobnaad sanadkii 1999 M, waxaana la aasay salaadda cishaha ka dib Eebbe ha u naxariistee.

”
“

Ciyaartoyga Dutch-ka ah ee bedelka ku soo galay ayaa shabagga u dhigay goolka saddexaad daqiiqadii 63aad ee qaybtii dambe ee ciyaarta kubad uu si fudud ugu riday goolka, kaas oo ahaa goolkii tobnaad ee tartanka horyaalka Yurub uu ka dhaliyo.

”
“

Biqlo iyo bardoodan buurtaa leeg oo loogu damaashaadayo, biqlo guuradda labiyo tobnaad ee ka soo wareegtay dib ula galgalashadii gobinimada Jamhuuriyadda Shankaroonland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tobnaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan