U gudub nuxurka bogga
SABAAD

udubdhexaad

Magac Lab
Naxwe-do/-dyo, m.dh
Xaraf USubg UD11 xar
1

Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Diintan waxa udubdhexaad u ah Ciise Masiix (Christos), Baybalka, iyo taariikhda/dhaqanka kaniisadda.

”
β€œ

Waxaa kaloo iyadana meeshaa ka maqan kaalintii shicibka reer Puntland oo iyagu la rabay in ay udubdhexaad u noqdaan nabadda iyo ammaanka Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-do/-dyo, m.dh

Xarafka

U Β· UD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
udubdhexaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan