U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masiix

Magac Lab
Naxwedii.
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axdiga Cusubna waxaa la qoray dhalashaddii Sayid Ciise Masiix ka dib, waxaana qoray rasuulladii Masiixa ee goob jooga ahaa.

”
“

Diintan waxa udubdhexaad u ah Ciise Masiix (Christos), Baybalka, iyo taariikhda/dhaqanka kaniisadda.

”
“

Maryan markii ay weynaatay ayaa Eebbe wuxuu u soo direy maalin ka mid ah maalmaha malag la yiraahdo Jibriil inuu u sheego iney dhali doonto Masiix “nebi Ciise” nabadgelyo korkooda ha ahaatee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dii.

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masiix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan