U gudub nuxurka bogga
SABAAD

uunsi

Magac Lab
Xaraf USubg UU5 xar
1

Walxo laysku dardaray oo laysku kariyey, udgoon oo loo qiijiyo in lagu carfiyo jir, dhar ama meel; khumkhum.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Uunsi ama luubaan waa wax carfaayo oo lagu shido guryaha.

”
β€œ

Uunsi, cadar iyo udug jaad walba leh ayaa meesha lagu kankamiyey.

”
β€œ

Waxa kale oo warar looga qaateen ahi sheegayaan in dalkaas uunsi badan lagu shiday maalintii, si aan boqorku uga hargabin hubkii Maraykanku ku riday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U Β· UU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
uunsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan