U gudub nuxurka bogga
SABAAD

udug1

Magac Lab
Xaraf USubg UD4 xar
1

Ur la jecleysto.

2

Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaas waxaa dheer, noocyo badan oo geedaha ka mid ah waxay udug iyo caraf u sameeyaan cuntada, tusaale ahaan, heylka, qorfaha iyo carfiyayaasha kale.

”
“

Uunsi, cadar iyo udug jaad walba leh ayaa meesha lagu kankamiyey.

”
“

Waxaa xasuud mudan in xiliga barwaaqadda ee roob si wanaagsan u da’ay uu xiiso gaar ah leeyahay dalku, iyada oo udug, qab0w iyo raaxo lawada wadaago.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
udug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan