U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wahab

Magac Lab
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad.

2

Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cabdullaahi wuxuu guursaday Aamino bintu Wahab binu Cabdimanaaf binu Suhra bin Kilaab, waxayna isku dhisteen magaalada Makka, muddo yar ka dibna, Aamino oo uur leh, ayaa Cabdullaahi arrin u baxay oo aadey Madiina, halkaas oo uu ku geeriyoodey.

”
β€œ

Daar aamina binta wahab waxaana ku noolaay gabdho dhan boqol waxaaga meesha waxaa lagu baran jiray duruus qiima badan.

”
β€œ

Ummu Ayman waxay addoon u ahayd Aamina Bintu Wahab oo ahayd Rasuulka (scw) hooyadiis.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wahab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD