U gudub nuxurka bogga
SABAAD

addoon1

Magac Lab
Naxwe-oommo, m.dh
Xaraf ASubg AD6 xar
1

Nin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Camar ayaa markale ugu jawaabay adiga faraha iga qaad, wallaahi inaan boqorka u sheegi doono inay Nebi Ciise ka aaminsan yihiin inuu yahay addoon.

”
“

Dar aan cadaalad meelna u soo marin, qaar dadweynaha u yaqaan addoon ay leeyihiin, qaar hantida ay dan yartya ka soo uruuriyeen u isticmaala maal ay gaar u leeyihiin.

”
“

"Walaalkeen Bin Laden wuxuu ahaa addoon uu Alle sabab uga dhigay inuu dib u soo celiyo shafartii muslimiinta,dhiiggiisana baylah ma noqonayo waana loo aar-gudi doonnaa," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-oommo, m.dh

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
addoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan