1
Xabad.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Aadan Madoobe ayaan la sheegin wax cudur-daar ah oo uu kaga maqnaaday kulankii maanta, waxaase mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ay ku eedeeyeen inuu dhabarka ka jabinayo fadhiyada baarlamaanka.
”“
Bahda Saxaafadda Puntland oo ugu horeysa Shabakadda GO ayaa baaq cambaareyn ah u diray maamulka Puntland, iyagoo gu baaqay in si deg deg ah loo sii daayo wariyahasi, isla markaana cudur daar laga bixiyo xariga wariye Nuunow.
”“
Haddana uma noqon karto cudur-daar waaqica la yaabka leh ee halista siyaasadeed ee ka dhalatay Guddida Doorashada oo Isugeyntii tirooyinka khalday.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
