U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxgarad

Magac Lab
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan.

2

Dad garaad leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beelahan oo dagaalkoodu ka bilowmay la haansho deegaan, ayaa inta badan heshiiska waxaa dhammeeyay Issimo iyo Waxgarad uu horkacayay Suldaan Siciid Maxamed Garaase.

”
“

Sidoo kale, waxa ka soo siyaasiyiin, duqey, iyo waxgarad badan oo reer-Awdal ah.

”
“

Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyow) ayaa dib ugu soo noqday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, kadib markii uu kulamo kala duwan uu kula soo yeeshay magaalada Nairobi waxgarad Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxgarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan