Tusaale Dheeraad ah3
“
Gabyaagii la odhan jiray Salaan Carabey ayaa xaajo ka gar-naqayey isla markaana ka dhigaya in fidnada laga fogaado wuxuuna yidhi “Deel-qaaf fagaare ayaa dibno hadal ka yimid baa laga geel loog dawgalaye.”
”“
Masuuliyadda ugu weyn ee dalka iyo dadku waxay saaran tahay Madax-weynaha iyo golihiisa wasiirrada, xaajo cad iyo xisaabtanna way danbeeyaan haddii la-noolaado.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
