U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fagaare

Magac Lab
Naxwe-rayaal, m.l/dh
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Qorraxdu aad bay u kulushahay, waxaana la wada tuban yahay meel fagaare ah oo ka yara baxsan tuulada.

”
β€œ

Dhaq-dhaqaaqa Ururka Al shabaab ayaa maanta waxaa ay meel fagaare ah xukun tacsiir ah ku fuliyeen labo qofood oo dhawaan falal tacadi ah u geeystay qoys Soomaaliyeed oo ku nool qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

”
β€œ

Goob fagaare ah oo ku taal xaafada Biyo Kulule ee bariga Magaalada Bosaso ayuu saakey ka dhacey xukunka qisaasta ah ee ragan, iyadoo ay kasoo qeyb-galeen Dadweyne aad u faro badan iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada Bosaso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rayaal, m.l/dh

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fagaare - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan